✍️ 🧑‍🦱 💚 Autor:innen verdienen bei uns doppelt. Dank euch haben sie so schon 418.243 € mehr verdient. → Mehr erfahren 💪 📚 🙏

Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya

Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya

von Bashiir Nuur Cabdulle
Hardcover - 9781912411931
27,30 €
  • Versandkostenfrei
Auf meine Merkliste
  • Hinweis: Print on Demand. Lieferbar in 7 Tagen.
  • Lieferzeit nach Versand: ca. 1-2 Tage
  • inkl. MwSt. & Versandkosten (innerhalb Deutschlands)

Autorenfreundlich Bücher kaufen?!

Beschreibung

SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay hay'adaha budhigga u ah arrimahaas.

Buuggu wuxuu qiimaynayaa siyaasadihii dhaqaale ee ay adeegsadeen dowladihii kala duwaan ee soo qabtay talada dalka iyo waxtarnimadoodii; wuxuu kaloo falanqaynayaa daymiyihii lagu yeeshay dalka, sidii loo maareeyay iyo saamayntii ay ku yeesheen horumarka dhaqaalaha. Buuggu wuxuu sharxayaa sababta ay Soomaaliya mar walba ugu tiirsanayd deeqaha dibadda, asagoo iftiiminaya sida lagu gaari karo iskufillaaasho dhaqaale, kaasoo muhiim u ah madaxbannaanida qaranka.

Buuggu wuxuu soo jiidan doonaa akhristayaasha daneeya arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda, oo ay ku jiraan cilmibaarayaasha, qorsheeyayaasha dhaqaalaha, barayaasha dhaqaalaha, kulliyadaha dhaqaalaha iyo siyaasiyiinta. Gaar ahaan, buugga waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda ka qalinjebisay ama ka qalinjebinaysa kulliyadaha dhaqaalaha iyo maaliyadda.

Details

Verlag Xarunta Dhaxalreeb Publications
Ersterscheinung 18. September 2024
Maße 23.5 cm x 15.7 cm x 1.4 cm
Gewicht 406 Gramm
Format Hardcover
ISBN-13 9781912411931
Seiten 170

Widerrufsantrag einreichen

Füllen Sie das folgende Formular aus, um Ihren Widerrufsantrag einzureichen.